Muuqaal:Diyaarado Qaad Sida Oo Ka Soo Dagay Garoonka Magaalada Jawhar

diyarada

Ilaa lix diyaad oo ah kuwa daabula Qaadka ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kuwaasi oo sida oo jaad, Qaar ka tirsan Ganacsatadda ayaa u sheegay in ay go’aansadeen inay Diyaaradahooda, si KMG ugu wareejiyaan Garoonka magaallo-madaxda Maamulka Hirshabeelle ee Jowhar .

Ganacsatada ayaa ka cabanaya lagaha cashuuraha oo lagu badiyey sida ay tilmaameen, islamarkaana qaatay go’aanka ah inay ka soo dajiyaan qaadka Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.