Wasiirrada Gargaarka iyo Maareeynta oo gaartay Kismaayo

Wafdi ay Hogaamineyso Wasiirka Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka Maryan Qaasim ayaa gaartay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Wafdiga ayaa Garoonka Diyaaradaha Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Wasiir Maryan Qaas ayaa kulan kula qaadatay Madaxtooyada Jubbaland Madaxwayne kuxigrenka kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyagoo kawada hadlay xalada abaaraha ee degaanada Jubbaland.

Wasiirka Gargaarka ayaa shalay Socdaal ku tagtay Magaalada Baydhabo,waxeyna u Kuur gashay Xaaladda Nololeed ee Dadka Abaarta Sima ka soo barakacay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.