Ra’iisul Wasaaraha Khayre oo kormeeray howlaha Bankiga dhexe

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo ku tagay Bankiga dhexe ee Soomaaliya kormerkiisa ayaa ku saabsanayn sidii uu ugu kuur geli lahaa hanaanka uu u shaqeeyo iyo sida ay u socoto howlaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaare kheyre oo kormeerkiisa uu ku wehliyey Wasiirka gaashandhigga dalka ayaa mid mid ugu xogwareystay shaqadda ka socota bankiga dhexe ee Soomaaliya howladeena, isagoo sidoo kale kulan gaar ah la qaatay guddoomiye ku xigeenak bankiga dhexa.
khayre

qayre

bankg

khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.