Muuqaal:Wasiir diini oo xilkii wasarada gaashan dhiga ku wareejiyey wasiirka Cusub

diini

Wasiirka Gaashan dhiga iyo abniga Cabdirishiid Cabdulaahi ayaa si rasmi ah ula wareegey xilkii wasaarada Gaashaandhiga iyo Abniga munaasabad ka dhacaday Xarunta taliska Ciidanka xooga dalka ee magaalada Muqdisho, wasiirka Cusub ee gaashan dhiga ayaa ugu mahadceliyey wasiirkii hire ee wasarada gaashaan dhiga C/qaadir sh Cali diini si wanaagsan ee uu uhormariyey ciidamada qalabka sida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.