Dhageyso:Karaan iyo Hiliwaa waa Hirshabeele Madaxwaynaha Hirshabeele

hirshabeleMaamulka Koonfur Galbeed ayaa horey usheegtay in qaybo Xamer Kamida ka Tirsan yihiin Maamulka Koonfur Galbeed, hadana Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sheegaya in xaafado ka mid ah Kaaraan iyo Haliwaa ay ka tirsanyihiin maamulkiisa Hirshabelle, Hadalkaas ayu ku sheegaya magaalada Baladweyne mar uu wariyayaasha kula hadlaayey waxaa uu sheegay iney muhiim tahay in la garto xuduudaha ay maamul goboleedyada kala leeyihiin iyo sohdimahooda .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.