Galmudug oo ka hortimid Codsigii Raysawasaare Khayre in doorashada dib loo dhigo

Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Ku gacan Sayray Codsigii Raysawasaaraha Doomaliya Khayre ee ahaa In doorashada Galmudug dib loo dhigo mudo 45 ah.

Gudiga Doorashada Galmudug ayaa sheegay in Doorashada Madaxweynaha Galmudug la qaban doono 28-ka Bishaan islamarkaana Galmudug lagu dooran doono Madaxweynaha Maamulkaas.

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa Tilmaamay in Qabashada Araajida Musharaxiinta doonaya in ay u Tartamaan Xilka Madaxweynaha Galmudug ay ku Egtahay 25-ka Bishaan haddana ay Derder u socoto Qaban Qaabada loogu diyaar garoobayo Doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.