Daawo: Boosaaso Munaasid Tababar Loogu Soo Xidhayey Ciidamo Ka Tirsan Puntiland

puntland

Waxaa Tobabar Loogu soo Xiray Maanta ciidamada bada puntland Magaaladda Boosaso ee xarunta Gobolka Bari, Ciidamadan Ayaa ka tirsan Kuwa Ilaalada xeebaha ee PMPF, Iyadoo Xiritaankii Tababarkan ay ka qeybgaleen Masuuliyiin Kala Gadisan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.