Munaasabad lagu xusayay 47 sano guuradii ka soo wareegtay Aas aaskii ciidamada Asluubta Soomaaliyeed

asluubta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalaya Munaasabad lagu xusayo 47-sano guurada ka soo wareegatay aas aaska ciidanka Asluubta, waxaana sidoo ka qaybgalaya taliyaha ciidanka Asluubka iyo ku xigeenadiisa, saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo marti sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.