Qarax khasaaro geystay oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbaland

qarax

Hal Askari ayaa ku dhintay Afar kalana way ku dhaawacmeen Qarax ciidammo ka tirsan Jubbaland lagula eegtay Galbeedka magaalada Kismaayo, Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa Miino dhulka lagu aasay oo qabsaday gaari ay la socdeen ciidammadaan ka tirsan maamulka Jubbaland oo ku socdaalayey deegaan 25-KM qiyaastii u jira Magaalada Kismaayo, Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa Miino dhulka lagu aasay oo qabsaday gaari ay la socdeen ciidammadaan ka tirsan maamulka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.