Magacyada shaqsiyaadkii ugu horeeyey ee uu Madaxwaynaha soomaliya u magcaabay xilalka

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxuu maanta magacaabay xililkii ugu horeeyay, saacado un kadib markii uu si rasmi ah ula wareegay Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya.

1) – Agaasimaha Guud ee madaxtooyada ayaa loo magacaabay Dr. Cali saciid Fiqi oo hore u ahaa Danjiraha Soomaaliya uga wakiilka ah Dalalka Belgium, Holland iyo Luxembourg iyo Ururka Midowga Yurub, kasoo jeedo Digil, gaar ahaan Tunni.

2) – Dr. Cabdirisaaq Shoole ayaa loo magacaabay agaasime ku xigeynka madaxtooyada.

3) – Siyaad Maxamuud Shire ayaa loo magacaabay Agaasimaha Hab Maamuuska Madaxtooyada ama Madaxa Protocol-ka Madaxweynaha ayaa hadda ku magacawnaa Qunsulka Somaliya ee Wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.