70 Arday oo Quraanka dhameysatey ayaa la gudoonsiiyey Abaal marino

Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen mu’asada Rawda ayaa kadhacday Xarunta Jaamacda Muqdisho qaybteeda Boosaaso Xafladaan ayaa waxaa la guudoonsiiyey arday gareysa 70 oo quraanka dhameystey abaal marino kala duwan, Xafladaan ayaa waxaa kaqayb galay waalidiin,macalimiin, arday iyo qaybaha kala duwan e bulshada.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.