Raisul wasaare ku xigeenka somaliya Maxamed Cumar Carte iyo axmed Madoobe oo kulan qarsoodiya ku Yeeshey Kismaayo

Wafti Balaaran oo hogaaminaayey Raisul wasaare ku xigeenka Soomaliya Maxamed Cumar Carte ayaa lagu soo dhaweeyey Kismaayo waxaana garoonka diyaaradaha uga hortagey Madaxwayne kuxigeenka kowaad Maxamud Sayid iyo xubno katirsan labada gole.

ugu dambeyntii Raisul wasaare ku xigeenka Soomaliya Maxamed Cumar Carte waxaa loo galbiyey xarunta madaxtooyda Jubbaland asagoo kulan qarsoodiya layeeshey Axmed madoobe oo saxaafada dibada kajoogtey.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.