Daawo: Jamacadii Labaad Oo Laga Dhagax Dhigay Degmada Caabudwaaq e Gobolka Galgaduud

Degmada Caabudwaaq ayaa horumar xaga waxbarshada ah sameyeysey magalada ayaa waxaa ku yaala iskuulo kala duwan waxaana maanta ladhagax dhigay Jaamacdaii labaad taasoo kadhigeysa degmada Caabudwaaq magaalo xaga wax barashada kahormartey.

Wax garadkii iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ugu baaqey in laga qayb qaato dhismaha Jaamcada, dhulka Jaamacada laga dhisaayo ayaa waxaa ku deeqay Gabar layiraahdo Hamsa Hanoolaato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.