Daawo:Cadaado= Beel Kasoo Jeeda Caabudwaaq oo Cabanaysa Faragalin Ay Sheegeen In Lagu Sameeyay Ergadoodii

Maamulka Fowdada ah ee Galmudug ayaa waxay caado ka dhigteen boobka, musuqmaasuqa iyo isdabamarinta ay ku hayaan doorashada aqalka hoose, Beel kamida beelaha daga waaqoyiga Galgaduud sida Caabudwaaq ayaa waxay ku eedeeyeen in maamulka galmudug ergadoodii ay musuq maasuqeen loona diiday inay utartaamaan Barlamaanka.

Waxaa halkaas ka hadlay odey Muuse Geele, xildhibaanka Galmudug Bashiir iyo Gudoomiyihii hore oo Caabudwaaq Cabdirisaaq oo sheegey inay iskaga baxayan Galmudug.
Hoos kadaawo:

1 Comment

Leave a Reply to Xamze ali ahmed Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.