War Deg Deg ah:- Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha oo si been abuur ah uga mid noqday Barlamanka Soomaliya

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa Maanta wax doorasho loo ekaysiiyey kusoo baxay wuxuuna ka mid noqday Xubanaha Aqalka Hoose.
Odawaa ayaa horey waxuu usameystey odayaal iyo ergo jiibkiisa taasoo ugaaska iyo waxgaradka Beeshiisa kadiideen dacwadna ka gudbiyeen, lakiin maamulka fawdada ee Galmudg ayaa kucan seerey baaqii beesha Saleebaan ee dagta Cadaaddo aykoo Xarunta doorashada ku qabtey dwax doorasho loo ekeeysiiyey dad aan ergadii saxda ahayn waa lakeenay kadibna waxaa ku guuleysety qaswade Odawaa oo heley 46 cod.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.