Tacsi Tiiraayo Leh: allaha Unaxriistee Marxuu Eng Abdirahman Qaasim Xassan Hilowle

tacsi

Innaa lillaah wa inaa eleyhi Raajucuub Geerida ku timid Marxuun Eng Abdirahman Qaasim Xassan ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo ilmihii uu ifka uga tagey iyo dhamaan qoyskiisa Iyagoo Utacsiyeeynaaya Ehelkooda Uu Ka Baxey Reer Qaasim Hassan Hilowle Reer Ahmed Hassan Hilowle Mohamed Hassan Hilowle.
Waxaa tacsi diraya shacab wayanah kasoo Jeeda Jubboyinka iyo Galgaduud waxayna marxuunka eebe uga baryayaan inuu janadii Fordowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, eheladii iyo qoyskii uu kabaxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu eebe kasiiyo Aamiin.
Waxaa tacsi diraya dadka hoos ku qoran:-

Hamza Hussein Hanoolaato
Reer Suudi Mahamuud
Reer Mohamed Warsame Goonyare
Duraan Aden Seed
Reer Yusuf Siyaad Colaad
Reer Mohamed Ibrahim Carabeey
Cabdi maxamed warsame “Deeq Faandhe”

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.