Qarax kadhacay kismaayo oo qasaaro gestey

Waxaa saaka kadhahay xarunta ku meel gaarka ah Maamulaka Jubbaland qarax kasoo ay ku dhaawacmeen Sadex qof inta laxaqiijiyey ilaa iyo hadana majirto cid loo soo qabtey.

Wararkeena dambe kala socda wixii kasoo kordha qaraxaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.