Ciidamada Amisom oo kaashanaaya maamul fawdada ah ee galmudug ayaa dilay nin kamida ergada

Waxaa isi soo taraya fawdada ay ku kacayan maamulka Damjadiid ee Cadado kuwaas oo isdaba maris musuq maasuq ku kacaya iyo dilaal qorsheysan taasoo keentay Wasiiro katirsan maamulka galmudug inay is casilaan.

Maanta waxaa Caadaado lagu dilay nin kamida ergada wax soo xulaysa aqalka hoose waxaana dilkaa ugaystey maamulaka Galmudug iyo ciidamada Amisom.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.