Dagaal Khasaare dhaliyay oo ay abaabuleen Maamulka Galmudug ayaa ka dhacay Balanbal iyo Xaraale

dagaal

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud gaar ahaan inta u dhexeysa Degmooyinka Xeraale iyo Balanbal oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya halkaas ka dhacay Dagaal u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood, qasaaraha dagaalkaas inta la Xaqiijiyay waxaa ku dhintay illaa 5 dhaawacana ilaa 10 kale.

Dagaalkaan ayaa waxaa lagu eedeeyeye inay soo huruyeen Maamulka Cadaado ee Galmudug oo dagaalo badan kawada galgaduud iyo Mudug loogana bartey qas iyo dhimaato loo gaysto shacabka deegaanadaan dhibkii udambeyey oo ay gesytaan wuxuu ah aa markii ay dileen gabar 12 jir ah oo kasoo Jeeda Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.