Maamulka Galmudug oo dil uGaystey Gabar 12 Jir ah oo Kasoo Jeeda Deegaanka Caabudwaaq “Dhageyso”

kufi

Maleeshiyo beeled hoostagta jamhada Cabdikariin guuled ee Galmudug ayaa wax dhaqanka iyo xeerka Soomalida ka fog kulakaceen gabar yar oo 12 jir ah ayagoo dil ugu gaystey deeganka balicad, Dilkaan ayaa lagu sababeeyay Inuu yahay Dil siyaasadeed isla markaana ay ka dambeysay Galmudug sidaasi waxaa Radio Daljir usheegay Gudoomiyaha Degmada Dhabad Aadan Gebi. Waxa uu uwaramay Cumar Laki Man oo kusugan Studiyaha Radio Daljir ee Magaalada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.