Musharaxa Xildhibaanka Somaliya Dr Mohamed Abdi adan (Kunaa) oo Lagu soo Dhaweeyey Kismaayo

Waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey Musharaxa xildhibaanka Soomaaliya 2016 gaar ahaan Garbaharey gobolka Gedo Dr Mohamed Abdi adan (Kunaa) waxaa garoonka diyaradaha kismaayo kusoo dhaweeyey qaybaha kala duwan ee bulshada ayakoo sheegay inay tageersan yihiin uuna yahay musharax ku haboon in ladoorto istaahilana xildhibaanka Garbahareey.

Uga dambayntii waxaa ka hadlay Musharax Dr Mohamed Abdi adan (Kunaa) ugana mahad celiyey sida wanaagsan ee loo soo dhaweeyey waxuuna balan qaadey hadey doortaan in wax badan uqabanaayo oo is badal dag daga sameeynayo ha aahato waxbarshada,caafimaadka, amaanka iyo arimaha Bulshada.
kunaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.