Wasiiro hordhac oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho

Wasiirada Dalalka Uganda, Djibouti iyo Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay soo gaareen Magaalada Muqdisho goor dhoweyd, kuwaasi oo hor dhac u ah Wafdiga Madaxweynayaasha Wadamada Urur-goboleedka IGAD ee maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho, Wasiiradaasi ay ka soo degeen garoonka isla markaana loo galbiyay goobta Madashada shirka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.