Raiisul-wasaaraha Itoobiya oo hadda soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Raiisul-wasaaraha Dalka Itoobiya Mr: Hailemariam Desalegn ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Mr:Hailemariam oo garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ay ku soo dhaweeyeen Masuuliyiin sare oo ka tirsan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, waxaana loo galbiyay goobta uu shir-Madaxeedka Urur-goboleedka IGAD uu ka dhacayo.
itobiy

itobiya

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.