Madaxweynayasha Kenya,jabuuti iyo Raiisul-wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Madaxweynahayaasha dalalka jabuuti Kenya iyo itoobiya ayaa soo gaaraey magaalo madaxda dalka soomaliya ee muqdisho halkaasna waxaa kusoo dhaweeyey madaxwaynha soomaliyaha xasan Shiiq iyo madax kale, madaxdaa ayaa salaan ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qalabka Sida, waxaana loo galbiyey Qolka Shirku ka dhacayo, iydoo ay hor kacayaan Mootooyinka Ciidanka Booliska.

jabuti

uhukenyata

itobiya

keni

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.