Dhageyso Qabkii UU udhacay Qaraxii Baardheere Lagu qaadey

Kooxo hubeysan ayaa xaley weerar loo maleenayo in uu ahaa Bamb gacmeed ku qaaday saraakiil ka tirsan maamulka Baardheere ee gobalka Gedo, halkaasoo ay ku dhaawacmeen in ku dhow 10 ruux oo uu ku jiro guddoomiyaha Baadheere, Cabdullaahi Nuur Xasan iyo xoghayihii ammaanka degmada.

Wariyaha VAO Khadar Maxamuud Xareed ayaa isagoo ku sugan Nairobo Taleefonka kula xiriiray guddoomiyaha maxkamada Ibraahim Daahir Shacbaan, waxaana uu marka horre weydiiyay bal in uu ka warramo sidda uu weerarka u dhacay iyo khasaaraha ka dhashay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.