Aadan Yasiin Cali OO Ubaahan Cawimaad dagdaga isagoo Kujira Isbitaal Hindiya ah

aadan Ismaaciil waa walal tuugo dhaawac ugaysatey xeryaha qaxootiga kana yimid gobolka Gedo waxaana loo qaaday wadanka hindiya isagoo halkaa lagu dabiibayao aadan ayaa lahaa xaas iyo sadex gabdhood oo isgau ciidan u ahaa maantana isbitaal kagalay.
Waxaa laga codsanayaa shacabka soomaliyeed inay kaqayb qaataan meel ay joogaan sidii loo caawin lahaa walaalkaan isbitaalka hindiya kujirawaxaana kala xariiri kartaan telefankiisa hoos ku qoran.
Aadan Ismaaciil Cali Tel:00919160246768
aaadan cali (1)

aaadan cali (2)

aaadan cali (3)

aaadan cali (4)

aaadan cali (5)

aaadan cali (6)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.