1 Comment

  1. Somaliyeey Ma anaan waxba fahmeeyn mise dadka aya garashadii kadhamaatay??? Xassan Shiikh Labadii reer ee uu kadhashay Abgaal iyo Xawaadle oo ah reer abtigiis iyo reer abihiis ayuu isku keeni waayay waxna kala oran waayay Markii danbana Masiirkooda waxaa gacanta loogaliyay Jaajuus Gabre oo ah Cadowga Qof kaste oo Soomaali ah oo Dunida Saaran. See ninkaas loogu aamini karaa Qaran Somaliyeed oo kakooban kudhawaad 50 qabiil oo wadaaga Magaca somaliyeed. War dib ha la iskugu laabto yaan nina lagu garab istaagin waa qabiilkeeyga lkn halagu garab ustaago wax tarkiisa war ninka adiga wax kutara ayaa umada kale wax tari kara ninka Gurigiisa hagaagsada ayaa kukale hagaajin kara. Fahma Xigmadan Somaliga ah ninkaad kabaha katolaneeysid kuwiisa ayaa lafiirsha. Markale waxay dhahday Somalidu wadaan reerkeeda gabtay mid kale makalkaasho. Ilahayban idin kudhaarshay Adeerkiis iyo Abtigiis nin ugar soori waayay maxaan kasugeeyna? Ma maryo qurxuun oo laso xirto iyo Habar safiir ah oo lasalaamo ayaan dowlad uqabna. Waxaan Salaan iyo Bogaadin hawada umarinaya Taliyaha Ciidamada Somaliya Sareeye Gaas Maxed Adan Axmed waa Geesi aan Haysan Madax qeeymo leh ninkaas wax naga dhexeya iyo qabiil aan wadagno asago aysan jirin ayaan kuqancay wadaninimada iyo Somalinimada Kujirta Allaha kubarakeyo adigo kale kuwo ah wadanka alle gacanta ha ugasho.

Leave a Reply to hassan Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.