Boqor Burhaam OO Gaarey Laascanood Siwanagsana Loogu soo dhaweeyey

boqorka

Waftibalaaran oo uu hogaaminaayo Boqor Burhaan oo kasoo kici timay qardho Socdaalka Boqorka ayaa ah inuu kaqayb galo aaska Garaad abshir saalax Maxammed, Waxaa Meel kadurugsan Laascanood kaga hortagey Isimo, Garaadyo iyo Salaadiin Boqrka ayaa uga mahadceliyey sida wanaagsan ee loo soo dhaweeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.