Boqolaal dad wayne ah ayaa iskugu soobaxay fagaarayaalka waa wayn ee Magaalada Muqdisho

ciid

Boqolaal dad wayne ah ayaa iskugu soobaxay fagaarayaalka waa way n ee magaalada muqdisho halkaasi oo ay ku tukanayeen salaada ciidul fidriga dadkaan dhamaantood ayaa qaadayay tagbiita alle waxaana wajiyadooda laga dareemayo farxada aad u farabadan
Garoonkii hore ee jaamadaha sone key oo ah Mid kamid ah goobaha lagu oo gayay salaada ciida o aan ka qay galay ayaa kula kulmay boqolaal dad wayne ah oo iskugu jira dhalin yaro, caruur, waayeel, culumo awdiin iyo bulshada qaybeheeda kala duwan ee k u nool magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ku was oo ay kamuuqatay farxada ciida
Sheek abuukar xasan maalin oo kamid ah culimadii soomaaliyeed ayaa halkaasi kula hadlay dadwanihii kasoo qayb qashagalay saladaada ciida isgoona u dardaar may cabsida alle iyo in ay iscafiyaan
Good ahaan jawiga muqdisho ee maanta ayaa kaduwan maalmihii hore waxaana waxaana wadooyinka waa wayne ee magaala is qabsaday boqolaal dad wayne ah iyadoona si aad ah loo adkeeyay amaanka magaalada
Halkan ka dhagayso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.