UK OO Ucodeysay Inay Yurub Kabaxaan iyo Raysawasarihii Uk oo Iscasiley

Shacabka UK ayaa shay oo ahayd Khamiis u dareeray goobaha codaynta ayaa u codeynaya inay Yurub kujiraan iyo inay kabaxaan waxaa najiitadii lagu dhawaaqey saaka oo Jimco ah waxaana codkii helay kuwii rabay inay Yurub kabaxaan waana arinta keentay inuu Raysawasaaraha ingiriiska iscasilo, Taasina waxay keentay in qaymaha lacagta Istarliinka ingiriiska ay hoos udhacdo dawlada Ingiriiskana waxay haystaa labo sano oo ay wada hadal lagalayso yurub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.