Daawo:Kulan loogu Hadlaayey Dilkii Sade Mahad Dirir iyo Abaaraha oo Muqdisho Ka Dhacay

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtey kulan ay ka qaybgaleen Xildhibaano.Haween,Dhalinyaro oo ay soo qaban qaabisey Suuban Mahad diriri iyadoo sheegetey waxa ku kala filay arintaan inay tahay markii walalkeed Sade Mahad Dirir lagu dilay Masaajid Umah gudihiis oo Aabaheed Dhisay, dadkii halkaa iskugu yimid  oo kamid yahay Xildhibaan Cabdi Shire ayaa tacsi udirey  reer Dirir ilaahyna uga baryey inuu Janadii geeyo Sade Mahad Dirir abaartana ilaahay dadka ka qaado cid loo soo qabteyna majiraan dilka Sade Mahad Dirir.
Hoos kadaawo

1 Comment

  1. allaha unaxariisto dambigiisana dhaaf kuwii dilayna waa in lasoo qabtaa aad bay ugu mahadsan yihiin dadka xaflada soo qaban qaabiyey iyo kuwii kaqayb galay

Leave a Reply to Nuur Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.