XOG: Beesha Sade oo Midowday iyo Qodobo Masiiri ah oo ay si wadajir ah u soo saareen, “Akhriso”

Xilli maalimihii lasoo dhaafay magaalada Kismaayo ay beesha Sade ku laheyd kulamo isdaba joog ah ayaa hadda waxaa shirarkaasi la isku raacay warmurtiyeed kakooban ilaa 14 qodob oo beesha ay u aragtay iyadoo mideysan in Xalka Jubaland uu kujiro.

Beesha Sade ayaa isku raacday 14 qodob oo ay sheegtay in loo baahanyahay in la fuliyo,iyagoo sheegay in aragti ahaantooda aysan ka fursan karin fulinta qodoabdaasi,

Qaar kamid ah xubnihii kulamadaasi ka qeybgalay oo Gedo Times u waramay ayaa noosoo gudbiyay qaar kamid ah qodobada ay beeshu isku raacday.iyadoo qodobada la isku raacayne ay kamid yihiin.

1, in cod mideysan lagu raadiyo saamiga sade ka maqan, shakhsiyaadka hadda jubaland xilalka k ahayane ay sidooda u haystaan mansabyada ay maamulkaasi

qodobo  ayaa ah kuwo masiiri ah oo aan naloo fasixin inaan shaacinno, waxaanse balanq aadeynaa inaan usoo gudbin doono hadba sida naloogu ogolaado faaafintooda.

Sade ayaa hadda midoobay mucaarad iyo Muxaafidba,xilli maanta ay kismaayo gaareen siyaasiyiintii dhinaca mucaaradka ka amqnaa oo uu horboodayay Xildhibaan Magan.

2 Comments

  1. aniga waxay ila tahay arrin wanaagsan oo farxad leh, hadii warkaani sida loo dhigay uu u yahay run, sade awalba isagaa khilaaf siyaasaded iyo mashaqo aduun ka badatay ummada ay wax kala dhaxaysana ku wareersanayd, waana Alxamdulillaahi hadii isfahan buuxa lagaaray, wabilaahi towfiiq.

Leave a Reply to abdihakim farah mohamoud Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.