Dowlada Kenya oo Sheegtay in Madaxweyne Xasan uu Gacan Saar La Leeyahay Alshabab

(GedoTimes) _NairobiAfayeenka Dalka Kenya oo Ka Jawaabayey Hadalkii Madaxweyne Xasan oo ahaa in Ceel Cadde Lagu Dilay Ku dhawaad 200 Askari ayaa Waxaa uu Ku eedeeyey Madaxweynaha Soomaaliya in uu La shaqeeyo Ururka Alshabab.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warbaahinta Kula hadlay Magaalada Istanbul ayaa sheegay in 180 Askari ay Ku Geeriyootay Weerarkaasi islamarkaana ay Mudan tahay Kenya in loo Baroor Diiqo.

Afayeenka Dowlada Kenya ayaa Ku jees Jeesay Madaxweyne Xasan Sheekh isgaoo sheegay in Warkaa uu Yahay Been Abuur islamarkaana Xasan sheekh uu Yahay Alshabab.

Hadda Daawo Sida Madaxweynaha Soomaaliya uu ugu Baroor diiqay Askartii Kenyaanka ahaa isagoo shacabkiisa Diyaarada Kenya ay Dad badan ku dilayeen Gedo

https://youtu.be/rhasQH8ZT3I?t=14

1 Comment

Leave a Reply to Warsame Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.