Daawo:Shir Looga hadlayo Amniga gobolka Banaadir oo Muqdisho Ka dhacay iyo Go’aamadii Laga Soo Saaray
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimadda iyo kor u qaadida bilicda caasimadda Muqdisho. Shirka waxaa […]