Wararka Maanta
Axmed Madoobe oo kulan kula qaatay GuduumiyahabMaxkamada iyo Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaliya
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan ee uu wehliyo Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta […]
Gudiga Doorashooyinka oo sheegay iney Doorashadii baaqatay dibna laga soo sheegi doono xiliga laqabanayo .
Gudoomiyah Gudiga dooroshooyinka dadban ee Soomaliya abukaato Cumar Dhagey ayaa sheegeay in suu’aalo badan ubaahan yihiin Jawaab xiligii loogu talagay gudoonkana lasoo dhaafey hadana laqaban […]
Cadaado= Waxgaradka Cabanay Xubintii Ay Ku Lahaayeen Aqalka Hoose in laboobey ee beesha Sacad
waxgaradkaan ayaa ku eedeeyey maamulka Galmudug inay xareeyeen ergo aan ahayn tii loo gudbiyey oo askartii galmudug ah, odayaashaann ayaa sheegey oday dhaqameedkii 135 oday […]
Maareeye Wasiirka Warfaafinta Somaliya Oo Beeniyey Wararka Sheegaya In Uu Suldaan Xiray
Wasiirka Warfaafinta Soomaliya ee hore ayaa lagu eedeeyey inuu xiray suldaan markii ay isku qabteen xulista ergada Mareeya ayaa sheegey inuusan warkaas jirin ay tahana […]
Daawo:Wariye Maxamed Qaasim oo booqday Xabsiga Dhexe Magalada Kismaayo oo dacdaro xun kamuuqato
Waxaa dhibaato xaga dhismaha iyo burbur xoogan kamuuqdaa Xabisga degmada Kismaayo kasoo ubaahan dayactir dagdaga sida uu usheegay wariye Maxamed qaasim taliyaha Xabsiga dhexe Maxamed […]
Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlaayo Musuq Maasuqa Hareeyey Doorashad Soomaliya oo ka dhacay Xalane “Masawiro”
Kulankaasi waxaa ka qeybgalay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating Gudoonka Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” gudoomiyaha gudiga doorashooyinka dadban Avv. Cumar Dhegey, […]
Mid Kamida Beelaha Dega Caabudwaaq Oo Kalsoonidii Kalalaabtay Galmudug Video + Masawiro
Kulan ay iskugu yimaadeen Beel kamid ah Beelaha daga Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayay ku sheegeen in Maamulka Galmudug ay kala noqdeen Kalsoonidii kadib […]
Shir deg-deg ah oo ka socda xarunta xalane ee Magaalada Muqdisho
Shir dag daga oo goor dhow ka furmay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho shir looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka Dalka Soomaaliya madaama doorashadii soo wajahday musuq […]
Daawo:Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gaaray Kismaayo
Waftigan Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ee ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminayay xeer ilaaliyaha Guud ee […]