Wararka Maanta
Muuuqaal:Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shaaciyey Goortuu furmayaa Kalfidhiga
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ka warbixiyay xiliga uu furmayo kalfadhiga labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Dalka, Mudane Cabdi […]
Madaxweynaha Soomaliya oo Furay Kalfadhigii 2aad ee Golaha Shacabka (Video+SAWIRRO)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriyadda, Madaxwayne Soomaliya ayaa Golaha Shacabka uga warbixiyey waxqabadkii […]
Muuqaal+Sawiro:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo waxaan looga baran Raysawaasarayaashii hore Sameeyey
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa qaar ka mid ah Hoteeladda Muqdisho kula caweeyey bulshada Soomaaliyeed asagoo dhageysanaayey talooyinka iyo Tabashooyinka […]
Dhageyso:Garsoorka Gobolka Banaadir oo Lagu eedeeyey Musuq Maasuq
Waxaa iso soo taraya eedeemaha loo soo jeediyo garsoorka dalka Soomaliya gaar ahaan kan Gobolka Baanaadir eedeeyntii ugu dambaysana waxaay ka timid Dr Mukhtaar Nuur […]
Dhageyso+Akhriso Maamulka Gobolka Banaadir oo bulshada Muqdisho Ka farxiyey
Amar ka soo baxay Maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu shaaciyay in lacag la’aan ah lagu geli doono Beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho, Afhaayeenka Maamulka Gobalka […]
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo sheegan in isbadl lagu sameynayo Ciidmada Asluubta
Kulan balaaran oo isugu yimaadeen saraakiisha, sarakiil xigeenda iyo qaybaha kala duwan ee ciidamada asluubta soomaliyeed ayaa ugu furmay Magaalada Muqdisho, Taliyaha Ciidanka asluubta soomaliyedd […]