Faah Faahin ka soo baxeyso dil ka dhacay Gaalkacyo
Faah Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dil Kooxo hubeysan ay ka geesteen Xaafadda Garsoor oo ku taala Wuqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobalka […]
Faah Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dil Kooxo hubeysan ay ka geesteen Xaafadda Garsoor oo ku taala Wuqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobalka […]
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland oo uu ka mid yahay Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa tagay Goobta ay Musiibadu ka dhacday oo Shan […]
Raysawasaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa Booqday Akadeemiyada Cimiga Fanka iyo Suugaanta Soomaliya waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Raysawasaraha Gudoomiyaga Akadeemiyada cilimga iyo Fanka C/qaadir […]
Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa booqasho wuxuu ku tagay Magalada Baladxaawo ee gobolka Gedo waxuuna kulan la qaatay qaar kamida Bulshada Degmada Baladxaawo […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka, waxana kulankani looga hadlay […]
Gaari uu la socday Taliyaha Nabadsugida degmada Kaxda ee koofur galbeed gobolka Banaadir ayaa maanta la weeraray meel ku dhow Isgoyska Xoosh ee degmada Dharkeenley. […]
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle ee shalay lagu doortay Magaalada Jowhar Maxamed Cabdi Awaare
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beledxaawo iyo Mandheera. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa […]
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar) ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Guddiga heer Wasiir ee Maareynta Siyaasada Tahriibka oo lagu […]
Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dadka Soomaaliyeed ee lagu […]
Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo wareysi siiyay Idaacadda VOA laanta afka Soomaaliga ah ayaa ka hadlay Waxyaabaha ugu horeeyo ee uu […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes