Laamaha Amniga Oo Soo Afjaray Weerarkii SYL iyo Muqaalkii Ugu Horeeyey
Ciidamada Dowladda ayaa soo Afjaray Weerarkii Hotel SYL ee Xalay ay dagaal yahano ka tirsan Shabaab weerar ku qaadeen kaas sababay qasaaro isugu jira dhimasho […]
Ciidamada Dowladda ayaa soo Afjaray Weerarkii Hotel SYL ee Xalay ay dagaal yahano ka tirsan Shabaab weerar ku qaadeen kaas sababay qasaaro isugu jira dhimasho […]
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dagaalka kasoo cusboonaaday magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhexeeya ciidanka […]
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood. […]
Dagaal xooggan ayaa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhexeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Hirshabeelle iyo kuwa kale oo […]
Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlaayey wax ka badalka Dastuurka ayaa ka horyimid qorshaha wax looga badalayo dastuurka Soomaaliya. Madaxwaynihii Hore […]
Senator Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid” oo ka qayb galay Kulankii Labada aqal ee Soomaaliya oo looga hadlaayey wax kabadalka Dastuurka ayaa ka horyimid habka wax […]
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay wasiirrada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada dalka oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib […]
Wararka ka imaanaya deegaannada Galmudug ayaa sheegaya in goobo ka mid ah kuwii Al Shabaab lagula dagaallamay, horena looga saaray ay cabsi ka jirto, taasoo […]
Dowlada Itoobiya ayaa sheegay in boqolkiiba 60 ay maamulaan Soomaaliya iyo in shacabka Soomaaliyeed ay jecel yihiin ciidankiisa Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya, Jeneral Birhanu […]
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta horgeeyay Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Xubnaha Golaha […]
Dalalka Islaamka intooda badan ayaa Maanta oo Isniin ah Saa kadib markii shalay Dowlada Sacuudiga iyo dalal kale oo islaam ah laga arkay bishii Ramadaanka. […]
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabadda dhaarinta xubnaha Wasiirada Cusub ee Dowladda Puntland, oo ay dhaarisay Maxkamadda Sarre. […]
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa maanta xilka u kala wareejiyay guddoomiyihii hore ee gobalka Shabeellada Dhexe iyo guddoomiyaha cusub. Munaasabad […]
Afhayeenka Booliska soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay howlgal ay xalay abaara 12:00 Habeenimo ka sameeyeen magaalada Muqdisho ku […]
Kulan Taageero iyo Mahadcelin loogu samaynayay madaxda Maamulka Galmudug, dhanka kalana looga Codsanayay Wax kabadalka Maamulka Degmada Balanballe oo ay Sheegen Bulshadii kasoo Qaybgashay Inuu […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes