Ciidanka xoogga dalka ayaa fashiliyey weerar Khawaarijta kusoo qaadeen
Ciidanka xoogga dalka qaybta 43-aad ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen kooxda Khawaarijta ah inay ku qaadaan deegaanka Barsanguuni ee gobolka Jubbada hoose. Ciidamada Qaranka waxaa […]