Wararka Maanta
XOG: Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminaayo Ugaaska Beesha Sade oo Sabtida Baardheere ku wajahan.
Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa Maalinimada Sabtida ah ku wajahan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Wafdiga […]
XOG: Qarixii ka dhacay Buurdhuubo Kadib dad Caan ka ah Degmadaasi oo Xabsiga loo taxaabay. “Akhriso Magacyada”
Kadib qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada buurdhuubo ee Gobolka Gedo lalana eegtay Saraakiil ka tirsan Maamulka Degmada Buurdhuubo ayaa degmadaasi waxaa ka dhacay […]
Golaha Wasiirada Ayaa Ansaxiyey Safiiro
Wasiirada dawlada federaalka Soomaaliya ayaa shirkoodii maanta ansaxiyey sadex Safiir oo kala ah Yuusuf Garaad, Cabdi Wahab maxamed Macalin iyo Cabdi Aadan Diiriye.
Dhageyso: Dowladda Galmudug ee Cadaado oo dhul bixinta sharci u sameysay
Maamulka degmada Cadaado ayaa markii ugu horreysay soo bandhigay ducoment sax ah oo waaxda dhul bixinta ee dowladda hoose ay ku shaqeyn doonto. Guddoomiyaha degmada […]
DAAWO: Guddoomiyaha Sool oo si adag ugu jawaabay wasiirka difaaca Somaliland+dagaalkii Khaatuma
https://www.youtube.com/watch?v=LA3tsTi6FZA
Dowladda Pakistan oo xaqiijisay dilkii hoggaamiyihii mintidiinta Daliban
Dawladda Pakistan ayaa markii ugu horaysay xaqiijisay in ninka lagu dilay dalkaasi uu ahaa hoggaamiyihii kooxda Taalibaan,Mullah Akhtar Mansuur Wasaaradda arrimaha dibedda ayaa xaqiijisay in […]
Dhageyso: Howlgal lagu xirxiray 100 qof oo ka dhacay magaalada Cadaado
Ciidamada amniga magaalada Cadaado ayaa maanta gacanta kuĀ dhowaad 100 dhallinyaro oo looga shakisan yahay Alshabaabnimo iyo inay ahaayeen tahriib doon. Ciidamada booliska ee Galmudug […]
Dhageyso: Qaraxyo uu ku dhaawacmay guddoomiyihii Buurdhuubo oo ka dhacay degmadaasi
Gudoomiyihii Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo iyo Masuuliyiin kale ayaa ku dhaawacmay qarax maanta ka dhacay Magaaladda Buurdhuubo. Wararka ka imaanaya buurdhuubo ayaa sheegaya in […]
Maamulka Degmada Garbaharrey oo Dayactir ku Billaabay Wadada ugu muhiimsan Magaaladaas
Waxaa magaalada Garbaharey ee gobolka Gedo waxaa ka bilowday dhismaha wadada Isbitaalka iyo magaalada isku xirta waxaa dhismaahaan ka qayb qatey maamulka garbaharey,Haweenka,odayaasha, iyo ciidamada […]