Madaxwaynaha Galgaduud Sarre Xasan Saciid OO Caabudwaaq Si Wayn Lagusoo dhaweeyey Video+Masawiro
Waxaa Magalada Caabudwaaq Kusoo laabtey wafti balaaran oo uu hogaaminaayo Madaxwyanah Galgaduud Sarre Xasan Maxamed Saciid Sameter iyo Madawyane kuxigeenkiisa Deeq durqun ciise iyo wasiiro […]