Wararka Maanta
Degdeg: kaliil oo Loo Magacaabay Wasiiru Dowlaha Amniga ee Jubbaland “Akhriso”..
Madaxweynha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo si rasmi ah wareegto xafiiskiisa saacad ka hor ka soo baxday u magacaabay Gudoomiyihii hore […]
Gobolka Gedo Gudoomiye Cusub ayaa loosoo Magacaabau
Madaxweynaha Jubbaland ayaa xalay si rasmi ah u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Gedo. Gudoomiyaha Gobolka ayaa loo magacaabay Mudane Maxamed Muxumed Maxamed Aadan, oo noqonaya Gudoomiyaha […]
XOG: Madaxda Jubbaland oo Go’aano kasoo saaray Khilaafka Ka dhaxeeya Wariyayaasha Jubbaland. “Akhriso”
Magaalada kismaayo waxaa dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ka taagnaa khilaaf u dhaxeeyey Bahda warbaahinta Jubbaland. Dhismaha ururka suxufiyiinta ee Jubbaland khilaafka ka dhashay kadib […]
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Baashi Magan diiriye caytan
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa galabta kugeeriyooday shil gaari gaalkacyo iyo cadaado dhexdooda allaha unaxariistee Baashi Magan diiriye caytan Waxaan ilaahay uwaydiinaynaa inuu […]
Shirkii Amaanka iyo Horumarka Caabudwaaq Oo soo Gaboobey Guulna Kusoo dhamaadey
Waxaa magaalada London lagu qaybtey shir looga hadlaayey horumarinta iyo Amaanka degmada Caabudwaaq oo soo qaban qaabiyeen Jaaliyada uk ee Galjuba. shirkaan ayaa ahaa mid […]
Shirkii Looga hadlaayey Amaanka iyo Horimarinta Caabdwaaq london kasocda
Waxaa hada kasocda London wadanka Uk shir looga hadlaayo amaanka iyo horumarka Caabudwaaq shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey jaaliyada Galjuba ee London. Fiiro. Wararka […]
Xaalada Wariyayaash kismaanyo Ayaa Sii Xumaaneysa Xarig iyo Dil
wariyaasha kismaanyo qaarkood ayaa cabsi xoogan ka qaba in ay la kulmaan xarig, xili wali uu xiran yahay wariye Saabir c/qaadir Warsame oo katirsan tv-ga […]
Afgambigii lagu Ridaayey madaxwaynaha Turkey oo dhicisoobey
Qaar kamida ciidamada militariga Turkey ayaa damcay inay afgambi kusameeyaan dawladii Shacbka ah ee dadka soo doortay Madaxwaynaha Turkiga Erdegonbayaa shacaka ugu baaqey inay soo […]