Wararka Maanta
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo maamul u magacaabay Beledxaawo
Madaxwyane kuxigeenka Jubbaland ayaa maamul usameeye degmada Baladxaawo isagoo gudoomiye u magacaabey Maxamuud Xayd Cismaan Ku xigeen Sugow Cali Bare
Ogaysiis:Daaweyn iyo Indhofiiqis Bilaash ah oo Sade Diaspora Farum (SDF) Kasameynayo Garbaharey Gedo
OGEYSIIS+BISHAARO:-Ururka Sade Diaspora Farum (SDF) oo Magaalada Garbahaarey ka fulin doono Mashruuc isugu jira Daaweynta iyo Fiiqista Indhaha oo Lacag la’aan ah Ururka Sade Diaspora […]
DAAWO: Deeqa Maxamed Siyaad iyo Asiili Dhabacadeeye oo shahaado sharaf lagu gudoon siiyay Degmada Garbaharay
magaalada garbaharay ee xarunta gobolka gedo,waxaa shahaado.sharaf lagu gudoonsiiyay laba haween.ah oo deegaankaas kasoo jeeda kana yimid dalka dibadiisa. ururka haweenka.ee degmada.garbaharay.ayaa shahaado,sharaftani gudoonsiiyay.deeqo maxamed […]
DAAWO: Xildhibaan Magan oo Muqdisho kula kulmay Dhalinyarada Beesha Ree Ugaas Sharmaake.
magaalada muqdisho waxaa ka.dhacay kulan qado sharaf ah oo uu soo diyaariyay xildhibaan maxamuud cali magan oo katirsan mudanayaasha baarlamaanka. Xildhibaan magan ayaa.dhalinyarada reer ugaas.sharmaake […]
Maqaal: Yaa ka masuul ah kala qaybinta Dalka iyo dadka Soomaaliya. W/Q Cabdullahi Jimcaale Faarax.
jeer hore bay ahayd markii Gumestii caddaa uu dalweynaha Soomaaliya u qaybiyey shanqaybood ayada oo gumeste madaw oo Geeska Afrika ka jireyna uu talada wax […]
Qalab Cafimaad oo Loo diray Isbitalka Midnimo Caabudwaaq Lagana Diray Sweden “Masawiro”
Waxaa Wadanka Sweden laga diray qalab Caafimaad oo aad usareeya oo wax badan kabadalaya baahida kajirta Isbitaalka Midnimo Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Galgaduud iyo deegaanada […]