Wararka Maanta
Cabdi Xoosh: oo Baaq Udiray Raga somaliyed ee Wadiniyiinta ah waa In Gabre Dalka Laga Cayrsho
Ganacsade Cabdi Xoosh ayaa baaq udiray Raga soomaliyeed ee wadaniyiinta ah inay ka dhiidhiyaan dhibka soomaliya haysta sida Amxaarka Soomaliya xukuma Gabre, Soomaliya amxaaro meeshii […]
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Duleedka Goldogob kula kulmay Saraakiil Itoobiyaan ah
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar Cameey ayaa Maanta gaaray Magaalada Goldogob ee Galbeedka Gobolka Mudug,waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Odayaasha Degmada Goldogob, Degmada […]
Daawo Sawirrada: Xaaska madaxweynaha oo casho sharaf u sameysay qoyska S/guud Maxamed Cali Samatar
Marwada Madaxwenaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxa ay casho sharaf ugu sameesay Qoyska Marxuum S/guud Maxamed Cali Samatar. […]
Soomaaliya waxaa ka talisa dawladii taariikhda ugu liidatay By Jimcaale
Waxan marar badan maqalnay ama aragnay aragtiyo kala duwan oo ay soo bandhigeen xildhibaano,siyaasiyiin,aqoonyahanada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada oo wariyayaal makarafoonka la dhexe […]
Horjoogihii Kooxda Daacish ee Gobalka Baay Iyo Maleeshiyadkiisii Oo La Qabtay+Sawirro
Taliska Ciidanka Nabadsugidda Gobalka Baay ayaa magaalada Baydhabo ku soo bandhigay Afar ruux oo ay ku sheegeen in ay ka tirsanyihiin Kooxda Daacish ee ka […]