Wafdigii Khaatumo uga qayb galay wadahadalada Somaliland oo Buuhoodle ku soo noqday
Waxaa magaalada Buuhoodle soo gaaray Wafdi sare oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Barlamanka Maamulka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar kuwaas oo magaalada Addis ababa uga qayb galay […]