Wararka Maanta
Daawo: Haweenka Degmada Doolow oo gurmad gaarsiisay Barakacayaasha
Hawwenka degmada doolow ee gobolka gedo ayaa waxay deeq raashina gaarsiiyeen Barakacayaasha ku sugan degmada Doolow, deeqdaan ayaa waxay katimid Haweenka degmada doolow. Barakacayaasha ayaa […]
Sawirro Murugo leh-: Dhallianyaro Soomaaliyeed oo ku xiran Jasiiradda Seychelles oo Fariin u diray Madaxweyne Farmaajo.
hallinyaro ku.xiray Jasiiradda Seychelles ayaa fariin u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Mohamed Cabdullaahi farmaajo oo 8 bishaan Feb lagu doortay caasimadda dalka soomaaliya […]
Cabdiraxman Farole oo Cambaareeyey Madasha qaranka, ugana baaqay mamul goboledyada inay isku mashquulin Madaxwaynaha
Madaxweynihii hore Puntland hadana ah Xildhibaan katirsan Aqalka Sare Barlamanka Somaliya, ayaa maanta gaaray magaalo Madaxda Puntland ee Garowe kadib safar uu kaga yimid magaalada […]
Gabar 14 Bilood jirta oo cawimaad dag daga ubaahan Fadlan Caawiya
Qoys Danyar ah oo dhalay Gabar yar 14 Bilood dhalan oo dhabarka Buro uga taal ayaa Codsadey in Gabadhooda Caafimaad dibada ah loogu qaado Hadii […]
Dhagesya:Hanti Dhowrka guud ee Qaranka oo waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii Golaha Wasiirada hore.
Hanti Dhowrka guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale oo waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii Golaha Wasiirada hore ee ahaa in ay soo diyaariyaan […]
Madaxweyne Soomaliya Maxamed Cabdulaahi, madaxweynihii hore Xasan Sheekh iyo Gudoomiye Jawaare oo kulmay
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa mar kale madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka mudane Xasa Sheekh Maxamuud oo ay ka wad […]
Axmed Madoobe oo 3 Diyaaradood oo hub ah ka soo gatay itoobiyo
Wararka laga helayo magaalada kismaayo ayaa shegayo in sadex Diyaaradood oo hub ah ka so degay garoonka kismaayo, tirada rasmiga ah ee hubkaan ayaan kala […]
Dibadbax ay soo qaban qaabiyay iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka ee Dekedda Muqdisho
Dibadbaxan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka ee Dekedda Muqdisho ayaa lagu taageerayay madaxweynaha la doortay mudane Maxamed C/laahi , waxeyna xoogsatadu […]
Duulimayadda Garoonka Muqdisho ayaa la Hakiyey Maalinta Caleemasaarka Madaxwaynaha Somaliya
War kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda federaalka Soomaliya ayaa lagu sheegay in 22-ka bishaan oo ku beegan arbacada soo socota la […]
Amisom oo qarax miino lagula eegtay Baladweyn
Qaraxa ayaa ka dhacay Buundada labaad ee Magaalada Baladwayne waxaana lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidanka AMisom, gaar ahana kuwa ka socda […]
Muxuu Ka dhigan Yahay Heshiiska (U.A.E )Ay Kula Wareegayso Saldhiga Milatari Magaalada Berbera W/Q Yusuf Omer Mohamed
Muxuu Ka dhigan Yahay Heshiiska (U.A.E )Ay Kula Wareegayso Saldhiga Milatari Magaalada Berbera Oo Ay La Gashay Maamulka Waqooyiga Somaliya -Somaliland- ? .Saamayn intee La […]