Wararka Maanta
xildhibaan Siciid Xasan Geedi oo ku geeriyooday Muqdisho
Alle ha u naxariistee Xildhibaan Siciid Xasan Geedi ayaa xalay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho Waxa uu Hore Uga Mid ahaa Saraakiishii Ciidamada […]
Madaxweyne Gaas Oo Ka Tacsiyeeyay allaha U Naxariistee Sareeyo Guuto Xirsi Siciid Faarax
Madaxweynaha maamulgoboleedka Puntland C/weli Gaas ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax Xirsi isagoo u rajeeyay in jannadii […]
Madaxweyne Soomaliya oo maanta la kulmay ganacsato Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa maanta kulan la qaatay ganacsato mas’uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo warshadaha. Kulanka dhexmaray ganacsatada iyo […]
Arday Baratay Culuum kala Duwan ayaa Shahaadooyin Lagu Gudoonsiiyay Garbahaarey
Munaasabadan lagu gudoonsiinaayey aradayda shahaadooyinka waxaa soo qaban qaabiyey mahadka Cbc ayaa lagu qabtay degmada Garbaaharey gobolka gedo waxaan kasoo qayb galay xafladaan qaybaha kala […]
Ardayda soomaliyeed ee Dalka Turkiga oo Doortey Gudoomiye Cusub “Masawiro”
Waxaa kunool dalka turkiga jaaliyad aad u balaaran oo soomaaliyeed iyo arday wax ka barata jamaacadaha iyo maxadyada kala duwan ee dalkaas. Turkigu waxa uu […]
Denjire Micheal Keating iyo Madaxweynaha Jubba-land oo Kismaayo ku Kulmay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada […]
Banaan Bax lagu tageerayo Madaxweynaha J F S Maxamed C llaahi oo ka dhacay Dalka Swedan
Banaan Bax lagu tageerayo Madaxweynaha J F S Maxamed Callaahi oo ka dhacay Dalka Swedan Xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey Jaaliyadaha soomaliyeed ee dalka sweden […]