Wararka Maanta
Madaxwaynaha Hiir Shabeele Oo Jawhar Lagusoo Dhoweeyay
Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali C/laahi Osoble ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hir-shabelle, Wafiga waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar kusoo dhaweeyay […]
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed,oo dib ugu laabtay Magaalada Cadaado
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed,oo ugu laabtay Magaalada Cadaado ayaa ka warbixiyay safarkii uu ku tagay halkaas iyo xayiraad […]
Daawo: 30 Ruux Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Muqdisho
Duhurnimadii Maant ayey aheyd markii Gaari Nuuciisa lagu sheegay Hariyar oo ah kuwa Raaxada islamarkaana laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa uu ku Qarxay Isgoyska Kaawo […]
Madaxweyne Soomaliya oo caawa booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii maanta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa booqdey dhaawacyada ku waxyeelloobay qarixii maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir, isla markaana sheegay in dhaawacyada […]
Columbus, OH USA: Fadlan Kasoo qaybgala xafladii soo dhaweynta Madaxweynaha J.F.Soomaaliya
WAXAA DHAMAAN JALIYADA SOMALIDA EE DALKA MARAYSKANKA GAAR AHAAN MAGALADA COLUMBUS, OH LA OGAYSINAYAA INAY KASOO QAYB GALAAN XAFLAD BALAARAN OO LAGU SOO DHAWEYNAYO GUUSHA […]
Madaxweyne Soomaaliya oo La Kulmay Hay’adda Caddaaladda iyo Maaliyadda Soomaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha Caddaaladda iyo Maaliyadda, waxa uuna kala hadlay hufnaanta nidaamka Maaliyadda, la […]
Qarax Ismiidaamin ah oo Goordhaweyd Ka Dhacay Degmada Wadajir
Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax xoogan uu ka dhacay isgoyska Kaawo Godeey ee Degmada Wadajir, […]
Doorashadii Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Dib u Dhacday
Waxaa dib u dhac uu ku yimid doorashadii Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug oo maanta lagu waday in ay ka dhacdo Magaalada cadaado, kadib markii […]
fiirso:Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa deeq dawo gaarsiyey isbitalka martini
Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa Deeq Dawo ah maanta guddoonsiiyey maamulka Cusbitalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Deeqdan Dawada ah ee lagu wareejiyay maamulka […]
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa saraakiil katirsan ciidanka booliska tababara aqoon korarsia h
Munasabada tababbar logu furayay saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeybgaleen Taliyah Ciidanka Booliska iyo Sarkiil Ciidan ayaa lagu qabtay […]