Wararka Maanta
Galmudug oo ka hortimid Codsigii Raysawasaare Khayre in doorashada dib loo dhigo
Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Ku gacan Sayray Codsigii Raysawasaaraha Doomaliya Khayre ee ahaa In doorashada Galmudug dib loo dhigo mudo 45 ah. Gudiga […]
Ma dhabaa in Mahamuud Sayid Aaden beeniyey Booqashada Uhuuru Kenyaatiga Keenya ee DHoobleey? W/Q jimcaale
Waxaan daawaday TViiyo caalamiya iyo baraha wararka lagu faafiyo( Websites)ee Soomaalida oo soo bandhigay booqashadii qarsoodiga ahayd ee madaxweynaha Keenya Uhuuru ee DHoobleey,ma ahayn kaliya […]
Dhageyso:Gudoomiyaha degmada dhabad oo Galmudug ku eedeyey Inay dhunsadeen Lacatii Gurmadka Abaaraha
Iyadoo wali ay Jirto abaar xun oo kajirta Soomaliya oo Xoolihi iyo dadkaba dhib kuhaysa ayaa waxaa jira lacago loogu talagalay in lagu caawiyo dadka […]
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo jeediyay in dib loo dhigo doorashada Galmudug
Warsaxafadeed Doorashada Galmudug (Muqdisho 19/03/2017) Raiisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay in ay ka dhici doonto […]
Dhagesyo:Booqashadii Madaxwaynaha Kenya ku tagay dhoobley oo dowlada soomaliya Wax Ka Ogayd iyo Madaxwaynha Somaliya oo Kenya tagaya
Madaxwayanaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa booqosho aan lashaacin ku tagay xeryaha ciidamada Kenya ee ku lee yihiin Dhoobley soomaliya ciidamadaan oo kamida ciidamada Amisom, […]
Boosaaso Oo lagu soo Bandhigay Markabkii lagu Afduubtay Dhawaan Xeebaha puntalnd .
Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay qafaasheen koox la sheegay in ay ahaayeen burcad badeeda Soomaalida balse […]
Daaw:Maamulka Degmada Balanbale iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyeen Biyo dhaamin
Maamulka Degmada Balanbale iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyeen Biyo dhaamin ay kawadeen Deegaanada Hoos yimaada Balanbale, deegaanada biya dhamiska […]
Video+Cod+Sawiro:Maamulka Degmada Balanbale oo Qoysas Danyar ah u qaybiyay Deeq Lacag ah
Maamulka Degamda Balanbale ee Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha Balanbale ayaa Deeq lacag ah oo katimid Jaaliyada Waqooyiga Gobalka Galgaduud waxaa ay Gudoonsiiyeen […]