Wararka Maanta
Madaxweyne Soomaliya oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo xilal kale
Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay masuuliyiin cusub oo ka mid noqonaya maamulka Madaxtooyada Soomaaliya. Xilalka la magacaabay waxaa ka mid ah Agaasimaha Guud ee […]
Video+Sawiro:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa galabta lagu qarxiyay meel u dhow Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho. inta la ogyahay 5 qofood ayaa ku […]
Daawo:Madaxmweyne Soomaliya ayaa ka codsaday Baarlamaanka federaalka inuu kalsoonida siiyo Golaha Wasiira
Madaxmweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ka codsaday Baarlamaanka federaalka inuu kalsoonida siiyo Golaha Wasiirada lasoo magacaabay isagoo rajo fiican ka muujiyey inay la imaan karaan […]
Aqriso Magacyada Wasiirada Cusub iyo Qabiilkey kasoo Jeedan
Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa goordhow ku dhawaaqay Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ay yeelaneyso. Golaha Wasiirrada cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka kooban […]
Muuqaal+Masawiro: Caabudwaaq= Deeq Raashin Ah Oo Loo Qaybiyay Dadkii Abaartu Saamaysay
Ururuka hawwenka bad baado ee degmada caabudwaaq oo kaashanaya Ururuka Horseed ayaa deeq raashina gaarsiiyey dadka abaaruhu saameeyeen. Hoos kadaawo warbixintii ayaan Cabdulaahi
Xilibaano 40 Gaarayo Ayaa Mooshin kawada Axmed Madoobe si xilka looga Qaado
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa soo wajahday mucaaradad xoogan iyo mooshin culus oo ay wadaan inta badan xubnaha Barlamaanka mamulka Jubbaland. […]